shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waxaa manta baaq nabadeed na soo gaadhsiyey   ururka ardayda ee malaysiya kana soo jeeda gobolada SSC

 

(Malaysiya, November 25,  2010 Ceegaag Online)

 

Waxaa manta baaq nabadeed na soo gaadhsiyey   ururka ardayda ee malaysia

 kana soo jeeda gobolada SSC


 

oo magacoooda ladhahu DSSM ururku wuxu baaq nabadeed u dirayaa


 

dhamanba umada somaliyeed meel kastoo ay joogan gaar ahan waxa


 

baaqa u diraynaa beelihii walalha ahaa ee dhawan shaqaaqado ku


 

dhaxmartay  deegaanka bali kalshaale oo u dhexeeya buuhoodle iyo


 

qorulugud waxan  baaqo u qornaa sidan,


 

(1 )waxan baaq nabadeed u dirayna beelaha wallalaha ah ee shaqaaqadu. ku dhexmartay deeganka dhuldaaqsimedk ah ee kalshale,

 

(2)waxan ugu baqaynaa inay nabada kashaqeeyan kuna wada


 

daganaadan dhulkooda nabad iyo wada dhalasho $daris wanag sidaas


 

baa dhulku ku deeqi karaaye  laguna gaari karaa horumar iyo

 dhaxalka wanagsan oo caruurtooda looga tago


 


 

(3) waxan tacsi u dirayna dhaman dadkii ku geeriyooday coladaasi


 

waxan illhay uga baryeynaa eheladoodii iyo qaraabadoodii inuu samir


 

iyo iiman kasiiyo iyana janadii kawaraabiyo,


 

(4) waxan mahad balaadhan u soo jeedinaynaa cidkastoo oo


 

kashaqaynaysa nabada iyo horu marka umada dan iyo dal wadagta ah


 

ee shaydanku kadhex shaqeeyey  oo ay ugu horeeyan isimadii kasoo


 

isimadii iyo cuqaashii kasoo baxay burco iyo isimada iyo cuqasha


 

 gonolka cayn oo waligoodba u tagnaa wanaga iyo samaha umada


 

(5) waxan illahay uga baryeynaa umada somaliyeed inuu kadulqaado


 

aafada iyo colaadaha ku habsaday gayiga  somlia,


 

6 waxaa nasiib daro ku ah dadka waqtigoodii siyey wax barasho iyo


 

inay u shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda waxaa nasiib daro ah in


 

dhagahayaga kusoo dhacayan waxan diidno  malinkasta oo kadhacaya


 

dalkeenii hooyo iyo deeganadii an kasoo jeednay,


 

(6) waxan uga digaynaa cidkasta oo kashaqaynaysa amni xumada iyo


 

coladada umada walaalaha ah shaadh kasta iyo midab kasta


 

halahadeene in lala xisaabtami doono maalin malmaha ka mida


 

aduunka aakhirana in illahay kula xisabtami doono


 

waa bilaahi towfiiq

ururka ardayda DSSM waxaa nosoo gaarsiiyey  gudoomiyaha ururka DSSM

c/fataax muuse( GEELE)

 

webmaster@ceegaag.com