shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Daah ka rogid Taariikhda Fanaan C/risaaq Gaadaco iyo sidii uu uga qayb qaatay sifeenta dalka laga sifeenayay Faqashta 1991 kii  

 

(London, November 14,  2010 Ceegaag Online)

Waxaan idiinsoo bandhiganaa  taariikhda Fanaan Cabdirisaaq Axmed Faarax (Gaadaco) oo kamid ahaan jiray Hobalada Waabari, hadana a kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool  Boqortooyada Wadanka Ingiriiska.

Isbarbardhiga labadan heesood waxaanu uga gol leenahay in Soomaali ogaato in ninkii Soomaaliya maalin wax ku  yeela af iyo Adin ay meel ugu qoran tahay, oo hadii aysan haleelin tii rabi la'la xisaab tami doono.

Daawo Hees uu fanaanku qaadayo markii dalka laga sifeenayay Hadhaagii Faqashta

 

 

Taasi waa 1991 meesha uu fanaanku Fanannimadiisii la'aaday. Dhegaa!!! Maxaaa iska badalay Fanaanka Maanta? balnala daawo

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com