shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ra'iisal Wasaare Farmaajo oo dhamystiray qaab dhismeedka dawladiisa isaga oo magaabay 18-Wasiir K/Xigeeno iyo 9-Wasiiru Dowle

 

(Caabud-waaq, November 18,  2010 Ceegaag Online)


Magacyada Wasiir Ku xigeenada:-


1- Xaaji Cali Sheekh Max’ed Nuur Wasiir ku xigeenka Wasaarada Garsoorka iyo      arimaha diinta iyo awqaafta
2- Cumar Shekh Cali Idiris wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha dibada
3- Ibraahim Isaaq Yarow wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga Qaranka
4- Muqtaar Sheekh Suufi Sheekh Cali Maye wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda iyo lacagta
5- Daa’uud Cabdi Kariim Xaashi Cumar wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga.
6- Cabdi Casiis wasiir ku xigeenka Wasaarada wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah
7- Max’ed Cali Faarax Geedi wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta
8- Max’ed Cali Shire wasiir ku xigeenka Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha
9- C/rashiid Max’ed Xidig wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha bulshada, shaqada hormarinta, shaqaalaha dhalinyarada iyo Sportiga.
10- Cabdi Cali Max’ed wasiir ku xigeenka Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska
11- Xasan Yacquub wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
12- Cabdullaahi Abuukar Jaamac wasiir ku xigeenka Wasaarada Kaluumeysiga, Bay’ada iyo kheyraadka Badda
13- C/qaadir Xaaji Max’ed Suldaan wasiir ku xigeenka Wasaarada dekadaha gaadiidka Badd, cirka iyo dhulka
14- Saciid Max’ed Jimcaale wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka, Federaalka iyo dib u heshiisiinta
15- C/raxiin Yuusuf faarax wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta biyaha Tamarta iyo shidaalka
16- Feysal Cumar Guuleed wasiir ku xigeenka Wasaarada waxbarashadaha hidaha iyo Tacliinta sare.
17- Faadumo Xasan Cali wasiir ku xigeenka Wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska
18- Cusmaan Ibraahim wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka iyo arimaha bulshada.

Magacyada Wasiiru dowlayaasha:-

1- Sahro Max’ed Cali Samatar Wasiiro dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha
2- Cabdi Qaadir Macalin Nuur Max’ed Wasiiro dowlaha Madaxtooyada
3- Max’ed Cali Xaamud Wasiiro dowlaha Wasaarada arimaha dibada
4- Max’ed Xasan Aadan Wasiiro dowlaha Wasaarada Maaliyadda iyo Lacagta
5- Max’ed Cabdi Abti doon Wasiiro dowlaha Wasaarada gaashaanshiga
6- Axmed Cali Yiqle wasiiro dowlaha Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga
7- Max’ed Cali Xagaa Wasiir dowlaha Wasaarada Kaluumeysiga Bay’ada iyo kheyraadka badda
8- Cabdi Rashiid Xaaji Deeroow Wasiir dowlaha wasaarada dekadaha, Gaadiidka Badda cirka iyo dhulka
9- Dr Max’uud Sheekh Xasan Wasiir dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com