shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajucuun

 

(Columbus Ohio, November 14,  2010 Ceegaag Online)

Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh aanu dhamaantayo u diraynaa Caasha Geedi Farayare & dhamaan Reer Geedi farayare  geeridii ku timid hooyadood Suuban.

 

Waxaa tacsidan diraya

 

  1. Ayeeyo Xalwo Awadan Magan
  2. Ayeeyo Aamina Warsame
  3. Dr. Mohamed C/llaahi Warfaa iyo Marwadiisa Drs. Fardawso Axmed Suldaan iyo carrurtooda
  4. Luul Yuusuf Suldaan iyo Caruurteeda Ilma Maxamed Xaaji Cali
  5. Caasho Yuusuf Suldaan iyo Caruurteeda Ilma Warsame Diiriye
  6. Saynab Axmed Suldaan iyo Caruurteeda ilmo C/raxmaan Daahir Dirir
  7. Zahra Axmed Suldaan iyo Caruurteeda Ilma Cawil Maxamed Warsame
  8. Iyo Dhamaan Ururweynaha Hooyooyinka ee Isjacel ee ka dhisan Magaalada Boston, USA

 
Waxay tacsi udirayaa dhamaan Reer Geedi Farayare geeridii kutimid hooyadood Suuban oo ku xijaabatey magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee cariga Maraykanka bishan November 12dii.

Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumada qaraabadii ehelkii iyo asxaabtii ay kabaxdeyna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin

webmaster@ceegaag.com