shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho : C/raxmaan Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Anisa Xuseen Digeed oo Wiil ugu dhashay magaalada Toronto ee Gobolka Ontario ee Dalka Canada.

(Toronto, November 26,  2010 Ceegaag Online)

Dhamaan dadka hoos ku taxan

Hooyo Faadumo Cumar

Koos Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Odeygeeda & Caruurteeda

Aasiya Maxamud Axmed (Dabagooye)

Farduus Maxamud Axmed (Dabagooye)

Khadra Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Odeygeeda & caruurteeda

C/fataax Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Xaaskiisa

C/naasir Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Xaaskiisa

Sahra Cali Cawl

Nada Axmed Cali Abokor

Naciimo Maxamed Cali Abokor

Nimco faarax cali cadmeed,

Riyaad faarax cali cadmeed

Hodan Cali Cawl

Muna cali Cawl

Anisa cabdi raabbi,

Farax shariif dhagacadde

Ifraax ruura

Qaali Calas

Ismaaciil xasan

Mustafe isaaq

 

waxey hambalyo dhalasho u dirayaan C/raxmaan Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Anisa Xuseen Digeed oo dhawaan Wiil ugu dhashay Magaalada Toronto ee Dalka Canada wiilkaas oo loo bixiyay CAADIL C/raxmaan Max’ud Waxaan leenahay CAADIL Sookor oo soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba. Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa C/raxmaan Maxamud Axmed (Dabagooye) iyo Anisa Xuseen Digeed oo Caadil ugu dhashay magaalada Toronto, waxaan leenahay soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aamiiin.

webmaster@ceegaag.com