shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

HAMBALYO AROOSKA MAXAMED CABDILLAHI XAJI MUSE IYO SABA MOHAMED HIRSI OO KA DHACAY MAGAALADA OTTAWA, EE DALKA CANADA

(Ottawa, November 06,  2010 Ceegaag Online)

 

Annaga oo kala ah:

Dhammaan waaliddiinta iyo ehelada qoyska cusub
Hooyo Hufan Geedeeye iyo Caruurteeda

Hooya Fadumo Xaji Axmed Debey iyo caruurteeda
Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda
Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda

Fawsi Saleban Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa;
Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo carruurtooda
Xasan Saleban Geedeeye iyo Amina Maxamed iyo carruurtooda;
Ismacil Maxamed Geedeeye iyo Maymuna Axmed iyo carruurtooda;
Cumar Maxamed Geedeeye  iyo Sahra Cabdi Burale iyo carruurtooda;
Cali-nur Maxamed Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cusman Maxamed Geedeeye iyo Faduma Xariir iyo carruurtooda;
Cabdillahi Maxamed Geedeeye iyo Shadiya Axmed Dhamac iyo carruurtooda;
Cabdifatax Maxamed Geedeeye iyo Xayat Ibrahim iyo carruurtooda;
Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo Suri Axmed iyo carruurtooda;
Fuad Maxamed Geedeeye iyo Fowsiya Xasan iyo carruurtooda;
Cabdirisaq Maxamed Geedeeye  iyo Khadra Cabdillahi iyo carruurtooda;
Khadar Maxamed Geedeeye iyo Shamis Jama iyo carruurtooda;
Cabdirisaq Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa

Maxamud  Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa

 

Xusen Xaji Muse iyo Safiya Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdillahi Sharif Maxamud iyo Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Abdicasiis Abdulle iyo Amal Fowsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Maxamed Xusen iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Qasim Xusen iyo Sahra Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda
Saleban Aw Cumar iyo Hinda Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda

 Kamal Abdi iyo Ayan Fawsi S. Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdikhalaq Axmed Shiikh iyo Hibaq Xusen Xaji Muse iyo caruurtooda

Aabe Cabdillahi Xaji Muse iyo hooyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Iyo dhammaan qoyska reer geedeeye iyo reer Xaji Muse Ciise oo kale jooga Soomaaliya, Isutaga Imaaraadka Carabta, Sucuudiga, Ingiriiska, Jarmalka, Holland, Denmark, Romania, Maraykanka iyo Kanada 

WAXAY TAHNIYAD IYO BOGAADIN U DIRAYAAN 

MAXAMED CABDILLAHI XAJI MUSE IYO SABA MOHAMED HIRSI

OO JIMCIHII, OCTOBER 29, 2010, KU AQAL GALAY MAGAALADA OTTAWA EE DALKA KANADA.
 

Sidoo kale Bahda Ceegaag Siiba Jamaal Xaaji Cali ayaa tahaniyad u diraya Caruuuska iyo Caruusada

WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INUU NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com