shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo: Cabdicasiis Cali Cawl Xuseen iyo Siman Cali Mire Cawaale oo Wiil ugu dhashay gobolka Virginia ee carigan maraykanka

(Virginia, USA  November 21,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo bishu ahayd November 20, 2010 Wiil ugu  dhashay gobolka Virginia Cabdicasiis Cali Cawl Xuseen iyo Siman Cali Mire Cawaale  Wiilkaa oo loo bixiyay Aadan C/casiis Cali Cawl (Aadan Ceegaag). Waxaan leenahay Aadan Ceegaag Sookor oo soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aammiiiinn.

Waxaa tahniyadan diraya dhammaan reer Cali Cawl, dhammaan reer Cali Mire, dhammaan reer X. Cali Abokor, dhammaan reer X. Cali Cilmi.

Sidoo kale Waxaa Tahniyad nasoo gaadhsiiyay dadka kala ah

 

1.    Ibraahim Diiriye Saleebaan

 

2.    Jamaal Xaaji Cali Cilmi

 

3.    C/Risaaq Maxamed Aadan

 

5.    Ismaaciil Xasan Jaamac

 

6.    Asad Maxamed Maxamuud (Bagaase)

 

7.    Liibaan Fiin Xaaji Cali

 

8.    Xuseen Axmed Cali Abokor

 

9.    Abdullahi Hareeri  

 

10.  Bashir Muse Cawl 

 

11.  C/Raxmaan Maxamed Aadan

 

12.  Maxamuud Maxamed Aadan

 

13.  C/Rashiid Macalin Faarax

 

14.  Xuseen Axmed Dabagooye

 

15.  Sulub Ismaaciil Abokor

 

16.  C/Raxmaan Cumar

 

17.  C/Raxmaan Xayd Samatar

 

18.  Cusmaan Cabdi Samatar (Dudumo)

 

19.  Xuseen Fiin Xaaji Cali

 

20.  Cabdi Cali Caateeye

 

21.  Maxamuud Cali Ayax

 

22.  Cabdi Faarax Cali Cadmeed

 

23.  C/Risaaq Fiin Xaaji Cali

 

25.  Siciid Cali Abokor

 

26.  Mataan Cali Abokor

 

27.  Aasiya Maxamuud Axmed (Dabagooye)

 

28.  Axmed Aadan Xasan (Dhooble)

 

29.  Cali Cawl Xuseen

 

30.  Mustafa Cali Cawl

 

31.  Umalkhayr Cali Cawl

 

32.  Hani Cali Cawl

 

33.  Yuusuf Cabdi Bayid

 

34.  Suldaan C/Raxmaan Xasan Ciro

 

35.  Maxamuud Guhaad

 

36.  Xaliimo Saleebaan Maxamuud

 

37.  Raaxo Faarax Cali Cadmeed

 

38.  Xasan Cabdi Maahir

 

39.  C/Xakiin Axmed Xasan Dhooble (Shiine)

 

40.  Axmed Cali Abokor

 

41.  Jaamac Cali Abokor

 

42.  Cusmaan Axmed Nuur (Xidig Xayraan)

 

43.  C/Ladiif Ismaaciil Abokor

 

44.  Maxamuud Axmed Cali Abokor

 

45.  Cawaale Axmed Cali Abokor

 

46.  Seynab Cabdi Kilin

 

47.  Maxamed Cabdilaahi Axmed (Ina Qoorleex)

 

48.  Maxamed Muuse Ismaaciil (Buuni)

 

49.  Caynaanshe C/Raxmaan Abkey

 

50.  Mustafe Faarax Cali Cadmeed

Waxaa kale oo tahniyad nasoo gaadhsiiyay dadkan kala ah

Yaasmiin Cali Cawl

Sahara Cali Caw,

Nabada Axmed Cali Abokor
Naciimo Maxamed Cali Abokor
Nimco faarax cali cadmeed,
Riyaad faarax cali cadmeed
Hodan Cali Cawl
Muna cali Cawl
Anisa cabdi raabbi,
farax shariif dhagacadde
ifraax ruuraa
Qaali Calas
ismaaciil xasan
mustafe isaaq

Sidoo kale Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Cabdicasiis Cali Cawl Xuseen iyo Siman Cali Mire Cawaale oo Aadan Ceegaag ugu dhashay  Gobolka Virginia waxaan leenahay soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aammiiiinn.

webmaster@ceegaag.com