1. Ra段isul Wasaaraha Dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay Golaha Wasiirada ee Xukuumadiisa kuwaas oo ka kooban 18-Xubnood oo dhamaantood ah kuwo
    aanan horay uga tirsanaan jirin Golaha Wasiirada ee Soomaaliya marka laga reebo Wasiirka Arimaha Dibada oo horey Xilkan usoo qabta, islamarkaasna Waxaa ay Wasiiradani yihiin Wasiiro ku cusub Siyaasada dalka( Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub.


    1- Mudane Cadullaahi Ebyan Nuur Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta

    2- Mudane Maxamedc Cabdullaahi OomaarWaxaa loo magacaabay
    Ra段isul-Wasaare ku-xigeen /Wasiirka Arrimaha Dibadda

    3- Mudane Cabdulxakiim Maxamuud Xaaji FiqiWaxaa loo magacaabay
    Ra段isu-Wasaare Ku-Xigeen-/Wasiirka Gaashaandhigga

    4- Mudane Cabdiwali Maxamed Cali waxaa lo magacaabay Ra段isu-Wasaare
    Ku-Xigeen/- Wasiirka Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga

    5- Mudane Cabdishakuur Sheekh Xasan FaaraxWaxaa loo magacaabay
    Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.
    6- Mudane Xuseen Cabdi Xalane Waxaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda
    & Lacagta.

    7- Marwo Maryama Qaasim Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Haweenka,
    Arrimaha Qoyska,

    8- Mudane Yuusuf Macallin Amiin(Baadiyow) waxaa loo magacaabay
    Wasiirka Beeraha & Xannaanada Xoolaha

    9- Mudane Dr. Aaden Xaaji Ibraahim Da置ud Waxaa loo magacaabay
    Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada

    10-Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta

    11-Mudane Cabdinuur Macallin Maxamuud Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Arrimaha Bulshada, Shaqada & Horumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada &
    Isboortiga

    12-Mudane Dr. Maxamed Macallin Xasan Maxamed Waxaa loo magacaabay
    Wasiirka Kalluumeysiga, Bey誕dda & Kheyraadka Badda

    13-Mudane Axmed Cabdiraxmaan Abaade Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka

    14-Mudane Maxamuud Maxamed Boonow Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Dastuurka, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta

    15-Mudane Cabdirashiid Khaliif Xaashi Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Howlaha Guud & Dib-u-dhiska

    16-Mudane Cabdirisaaq Sheekh MuxyadiinWaxaa loo magacaabay Wasiirka
    Macdanta, Biyaha, Tamarta & Shidaalka

    17-Mudane Cabdinuur Sheekh Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.

    18-Mudane Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka
    Ganacsiga & Warshadaha.


    Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa aad loo hadal hayey Magacaabista Wasiiradan oo khilaaf ka dhexdhaliyey ugu yaraan sadex jeer Gudoomiyaha Baarlamaanka & Madaxweynaha soomaaliya oo awal ahaanjiray Saaxiibo iskudhow imikase kala siyaasad duwanaaday Bilooyinka Lagu jiray.

    Xukuumada ayaa lagu Wadaa in la Horgeeyo Xubnaha Baarlamaanka somalia si ay u Ansixiyaan Waxana lagu Wadaa in Dhawaan la Horgan Doono, Xukuumada ayaana ah Mid aad u Tiro yar oo uu soo Dhisay Raisal Wasaare
    Farmaajo.


    Cali Dhagjar
    Ceegaag.com
    Buuhoodle