shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Cawil Muuse (Cawil Baradho) oo ku geeriyooday magaalada Edmonton.

(Edmonton, November 26,  2010 Ceegaag Online)

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Magaalada Edmonton  ku Geeriyooday Cawil Muuse (Cawil Baradho)  oo maanta oo jimce ah lagu aasey Xabaalaha Muslimiinta ee magaalada Edmonton.

Hadaba Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan Magaaladan Edmonton Waxay tacsi udirayaa dhamaan Reer Muuse Cali geeridii ku timid Wiilkooda Cawil Muuse Cali (Cawil Baradho) oo shalay ku xijaabtey magaalada Edmonton ee Dalka Canada.

Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumka qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii  uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin

Waxaa tacsidan diraya

Chief Caaqil Cismaan Gaabeey & Xaaskiisa

Jamaal Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa

Caaqil C/rashiid Maxamed Faarax & xaaskiisa

Ahmed Aw-maxamed Xasan

Xaaji Cali wadaad & xaaskiisa

Ciise Xaaji Ismaaciil

Cismaan Maxamed Cilmi (Garoowe)

Maxamed Cawad Caateeye

Liibaan Max’ed X. Cali

Khaalid Saalax Maxamed Lacle

C/nuur Saalax Maxamed Lacle

Maxamed C/laahi Axmed (Ina Qoorleex)

Faisal Maxamuud Mire

Khadar Ciise Cabdi

Bile Cabdi Dalmar

Saalax Maxamed Xasan (Sahabah)

Cumar Xiireey

Siciid Maxamed Caarshe

Maxamed Siciid Barawaani

Mohamed C/laahi

Faisal Cabdi Kilin

C/fataax Maxamed Cabdi Kilin

Maxamed Ciise Ismaaciil

Mukhtaar Cawad

Cumar Madar

Maxamed Maxamud Diiriye

Cali Maxamed Cali (Cali dheere)

Siciid Qaraaf

Cawil Aaden tarabi (Faranko)

Ahmed Ildab

Ahmed Abyan

C/qaadir Kaarshe

Cali Geelwade

Dr. C/casiis Cali C/kariin

Maxamed Gaagaale

C/casiis qoorleex

Maxamed Madoobe

Annagoo ah bahda Ceegaag Online waxaan tacsi u gudbinaynaa dhammaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday marxuum Cawil Muuse Cali waxaanuna ilaahay uga rajaynaynaa marxuumka in uu jannadii ka waraabiyo ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin

Sidoo kale waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay Jaaliyadda SSC ee Magaalada Calgary

INAA LILAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Waxa maalinimadii shalay ee khamiista ahay ku geeriyooday magaalada Edmonton ee wadanka Canada  marxuum Cawil Muse Ali (Awil Baradho), oo runtii ahaa nin muxtarima ka ahaa bulshada soomaaliyeed ee uu la noolaa, hadaba anagoo ah guud ahaan jaaliyada SSC ee magaalada Calgary Waxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii uu ka geeiyooday, waxaana Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo.

Waxaa Gaar ahaan Tacsidan Diraya dadka kala ah

1- Caynaashe Cabdirahman

2- Maxamuud Ali Ayax

3- Maxamed Muuse Ismaciil (Buuni)

4- Cabdi Farrax Istadh

5- maxamed Cali mahdi

6-Cibaado Ismacil  Foyaan

7-Sahra cabdi xabxab

8-Zakariye Maxamed

9-Cadil xasan Xaji

10-Adeer  Ali Duulane

11- Ahmed Miirow

12-Ibrahim Maxamed yare Caafi

13-Xamse Abdi Xabxab

14-Cumar axmed haji Hirad

15_Casha maxamd

16-Zainab Qaybdiid

17-Laki qaybdiid

18- Faati xaaji hiirad

19- Maxamud ahmed Jengeli

20-Nuri axmed jengeli

21-Maxamed Calas( China man)

22-Nuradin Jiif yare

23-Abdirahman jiif yare

24-Cali Faloosi

25- Cabdi barkad

26-Abdirashid Dhimbil

27-Maryan Abdi

28-Fosiya maxamed

29-Fosiya maxamed

30-Riyad Maxamed

31- Kowsar maxamed

32-Anisa Abdi bootaan

33-Fatxiya Abdilaahi Ali

34-Timiro Faarax

35-Deeqa Ducaale

36- Yusuf Abood

37-Faysal abdirahman

38-Dahir Cabdirahman

39-Mahad Caynashe abdirahman

40-Jabril ali Ayax

41-Maxamed Cali ayax

42-Shukri Maxed Khalid

43-Axmed Dheere

44-Xasan Maxamuud Ow muuse

45-Awil Khayaad

  Iyo qaar kaloo badan.    Waxaan tacsi lama dhaafaana u direynaa qoyskii iyo eheladuu ka geeriyooday marxuum  Awil Muse Ali ( Awil Baradho) Ilaahay janadii haka waraabiyo isagana aamiin

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com