shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho

Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh: Dhalasho Farxad Leh.

(Ottawa  November 23, 2010 Ceegaag Online)

Sahra Cali Cawl

Nada Axmed Cali Abokor

Naciimo Maxamed Cali Abokor

Nimco faarax cali cadmeed,

Riyaad faarax cali cadmeed

Hodan Cali Cawl

Muna cali Cawl

Anisa cabdi raabbi,

farax shariif dhagacadde

ifraax ruura

Qaali Calas

Ismaaciil xasan

mustafe isaaq

 

dhamaan asxaabtan oo jooga magaalada Ottawa ee caasimada Dalka canada Waxay hambalyo dhalasho u dirayaan Cabdicasiis Cali Cawl  iyo Siman Cali Mire oo Wiil ugu  dhashay gobolka Virginia, Wiilkaa oo loo bixiyay Aadan C/casiis Cali Cawl, Waxaan leenahay Aadan Sookor oo soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba. Aammiiiinn.

Riyaad Faarax Cali

Ottawa, Canada

 

 

webmaster@ceegaag.com