shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Ogaysiis: Waxay ku  wargalinaysaa dhammaan ardaydayda ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gudaha iyo dibadda in Jaamacaddu  qaadanayso arday cusub sanad wax barashadeedka 2010/2011

 (Xamar,  July 19,  2010 Ceegaag Online)

Jaamacadda Muqdisho oo horseed u ah waxbarasho tayaysan, kuna qaabaysan halbeega casriga ee tacliinta dunida, lehna aqoonsi caalami ah, oo ay ka qalin jabisay dufcadii 10 aad sanad waxbarashadeedka 2009/2010.

 

Waxay ku  wargalinaysaa dhammaan ardaydayda ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gudaha iyo dibadda in Jaamacaddu  qaadanayso arday cusub sanad wax barashadeedka 2010/2011.

Kuliyadaha kala ah:

 

1. Faculty of Sharia & Law: oo ka kooban:         a) Sharia  & Law.

2. Faculty of Education: oo ka kooban:

               a) Social Science.          b) Arabic Language.            c) Islamic Studies

                d) Math & Physics       e) Biology & Chemistry.

3. Faculty of Arts & Humanities: oo ka kooban:

          a) History & Civilization.                       b) English Language & Literature. 

           c) Arabic language & literature            d) Geography

4. Faculty of Economics & Management Science: oo ka kooban:

           a) Economics      b) Business Administration     c) Accounting      d) Public Administration

5. Faculty of Computer Science & Information Technology: oo ka kooban:

            a) Computer Science.              b) Information Technology.

6. Faculty of Nursing:   oo ah :        General Nursing:

7. Faculty of Political Science & Information: oo ka kooban:

             a)Political Science.             b) Journalism & Information.

 

F.G: Jaamacadda Muqdisho waxaa ku cusub sanadkan fursad ay ka faa’iidaysankaraan dhamaan ardayda jecel waxbarashada ee  ku mashquulsan hawlo shaqo ama adeega bulshada oo aanay u suurta galaynin in ay xaadiraan duruusta joogtada ah, taasoo ah nidaam ka fududaynaya Xaadiridda islamarkaana dhawraya tayada tacliinta looga bartay jaamacadda Muqdisho.

Fursaddani waxay ka jirtaa dhamaan takhasusyada jaamacadda marka laga reebo kuliyadaha Nursing, Coputer Science & Information Technology iyo qaybaha cilmiga ah ee kuliyadda waxbarshada. 

Qabashada faylashu waxay ka bilaabanaysaa Xarunta Maamulka Jaamacadda ee KM5 Maalinta Sabtida, 24/07/2010 waxayna ku ektahay Khamista, 19/08/2010.

 

Maalmaha shaqada: Sabti ilaa  Khamiis. Saacadaha shaqada: 8:00 AM ilaa 3:00 PM

 

 

Wixii faah faahin dheeri ah fadlan kala xiriir Xafiiska diiwaangalinta:

Tel:     002525-932454      002525-932366        002521-223433          002521- 858479

 

Fax: 002521-216820     E-mail : moguniver@globalsom.com      www.mogadishuuniversity.com

 

MAHADSANIDIIN

 

P.O.Box: 27081 Dubai, U.A.E

Tel: 00252-59-32454 / 00252-1-858479 /    fax: 00252-1-216820- Somalia

E-mail: puntland@Mogadishuuniversity.com  www.mogadishuuniversity.com  

 

webmaster@ceegaag.com