shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Hassan Sh. Muuse Nuur (Darwiish) oo ku geeriyooday Muqdisho.

 

(Muqdisho, December 16,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Marxuun Xasan Sh. Muuse Nuur (Darwiish)   waxaan ilaahay uga baryanaa Marxuumka in janadii fardowsa ah ka waraabiyo Aamiin. Waxaan kaloo illaahay uga baryaynaa in samir iyo iimaan inuu ka siiyo eheladii iyo asxaabii uu ka geeriyooday Aamiin.

Sidoo kale bahda Ceegaag ayaa tacsi u dirasa dhamaan qayskaALLE ha u naxariistee Marxuun Xasan Sh. Muuse Nuur (Darwiish) Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janada Fardowso ka waraabiyo.  Aamiin, Amiin.

webmaster@ceegaag.com