shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Xaaji Maxamed Xaashi Xasan (Xaaji Afgaab) oo ku cimyay cibaado iyo camal suuban Ayaa ku geeryooday Laascaanood

 

(Laascaanood, December 15,  2010 Ceegaag Online)

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Xaaji Maxamed Xaashi Xasan (Xaaji Afgaab) oo Maanta ku geer yooday Magaaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool isla maantana lagu aasay Laascaanood.

Waxaan ilaahay uga baryanaa in marxuumka janadii ka waraabiyo eheladiisiina samir iyo ka siiyo. Sidoo kale bahda Ceegaag ayaa tacsi u dirasa dhamaan qayska reer  Xaaji Afgaab oo ku kala nool dalka Gudihiisa iyo dibadiisa. Aamiin, Amiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com