shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meherka: Saleebaan Khayre Xasan iyo Iftin Xaaji Maxamed Omar Gole.

(Nairobi, December 01,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo Bisha December 01, 2010 tahay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Meherkoodu ka dhacay iyagoo Finland iyo England kala jooga Saleebaan Khayre Xasan iyo Marwadiisa Iftin X. Maxamed Omar (Gole)  hadaba waxaa Hambalyo nasoo gaadhsiiyay dhamaan Qoysaska & ehelada Lamaanaha is guursaday  Waxayna Ilaahay ugu baryaynaa reerkii isku waara ubad khayr qabana kala hela AAAAMIIIN.

Dhamaan Dadka hoos ku qoran ayaa udiraya Hambalyo

Maxamed Dantiquuf Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

Aadan Dantiquuf Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

C/rashiid Maxamuud Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

C/llaahi Maxamuud Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

Hinda Maxamuud Xasan iyo odeygeeda & caruurtooda

Kaltuun Khayre Xasan iyo odeygeeda & caruurtooda

Cabdi Khayre Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

Jamaal Khayre Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

Najax Khayre Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

C/qaadir Xuseen Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

Bashiir Faahiye Xasan iyo xaaskiisa & caruurtiisa

Aadan xasan Cumar

Farduus Xasan Bile

Ayaan Jaamac Xirsi

Xasan Cumar Garaar

Gahaydh Aadan Gamaadiid (Cadawe)

Maxamed C/raxmaan Shoole

Xaliimo Maxamed Aadan

Waxaanu Hambalyo kal iyo Laab ah u diraynaa  Saleebaan Khayre Xasan iyo Iftin Xaaji Maxamed  oo meherkoodu ka dhacay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin

webmaster@ceegaag.com