shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meherka: Najax Xuseen X. Cali iyo Marwadiisa Kowsar X. Hassan Ahmed.

 

(Ceegaag, December 20,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo Bisha December 20, 2010 tahay Magaalada Ceegaag ee Dalka Somalia Meherkoodu ka dhacay Najax Xuseen X. Cali iyo Kowsar X. Hassan Ahmed hadaba dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi iyo Reer Xaaji Xasan Ahmed ayaa Hambalyo kal iyo Laab ah u diraya  Najax iyo Kowsar Waxayna Ilaahay ugu baryaynaa reerkii isku waara ubad khayr qabana kala hela AAAAMIIIN.

Hadaanu nahay Bahda Warbaahinta Ceegaag waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nigi...Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin Aaaaaamiiin....Aaammmiiinn...Aaamiin..

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com