shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho : Mohamed Abdilahi Ahmed (Ina Qoorleex) iyo Hani Yuusuf Xaashi oo Wiil ugu dhashay magaalada Ottawa ee Dalka Canada.

 

(Ottawa, December 30,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo bishu ahayd December 29, 2010 Wiil ugu  dhashay Magaalada Ottawa ee Caasimada Dalka Canada Mohamed Abdilahi Ahmed (Ina Qoorleex) iyo Hani Yuusuf Xaashi  Wiilkaa oo loo bixiyay Saleebaan Maxamed Abdilahi Waxaan leenahay Saleebaan soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aammiiiinn.

Sidoo kale Dhamaan maamuulka  shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa  Mohamed Abdilahi Ahmed (Ina Qoorleex) iyo Hani Yuusuf Xaashi oo Saleebaan ugu dhashay magaalada Ottawa ee Dalka Canada waxaan leenahay soo barbaar noqona kii anfacda Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa. Aamiiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com