shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qaarkamid ah Su'aalihii la waydiiyay Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar oo si diiran ay usoo wada dhaweeyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston

(Boston,  April 09,  2010 Ceegaag Online)

Dhagayso qudbadii wasiirka qaybtuu kaga hadlay Laascaanood. Dhagayso

General C/laahi Saciid Samatar oo jaaliyada soomaaliyeed si diiran ugu soo dhaweeasay Booston wiigii  tagay ayaa la waydiiyay su'aalo taabanayay dhinacyo badan guud ahaan gaar ahaana maamul goboleedka Puntland.

Dhagayso Su'aashii Luul Gaalooti iyo jawaabtii wasiirka Dhagayso

Dhagayso Su'aashiiCabdi Cawaafe  iyo jawaabtii wasiirka Dhagayso

Dhagayso Xogbixintii Shamhaad Xalwo ee shirka Dhagayso

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com