shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dil ka dhacay Buuhoodle

(Buuhoodle,  April 15,  2010 Ceegaag Online)


Warar aan ka hellay galabta  oo ah 14-04- galab arbaco ah- magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn ayaa la sheegay in nin lagu dilay   magaalada buuhoodle galabta.

Marxuumkan la dilay oo la oran jiaray Hurre Cawil cabdi-dhagax, Marxuumka ayaa markii hore la'dhaawacay,  dhaawaciisii loola cararay magaalada Burco ayaa wuxuu ku dhintay jidka intii la sii waday. Waxaana meydkiisii loo soo celiyey magaalada Buuhoodle halkaasoo galabta lagu aasay marxuumka.

Gacan ku dhiiglihii dilkaa gaystay ayaa ilaahada lagu guulaysan in lasoo qabto.


Xigasho: Boocame

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com