shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Deval Patrick godoomiyaha Gobolka Massachusets oo la kulmay jaaliyada Afrikaanka ee reer Boston

(Boston,  April 18,  2010 Ceegaag Online)

Dhagayso qudbadii Gudoomiyaha Dhagayso

Shir'aad u balaadhan oo jaaliyada Afrikaanka ee reer Boston kula kulmeen Gudoomiyaha gobolka ayaa lagu qabtay Qolka shirarka ee Toping Center.

Shirkan oo ay isku dubo riday Deeqo Jibriil ayaa ku dhamaaday jawi aad u wanaagsan.

webmaster@ceegaag.com