shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Axmed Cabdicasiis Warsame (Axmed Dheere) oo Booqday Ceegaag.

(Ceegaag,  April 11,  2010 Ceegaag Online)

Axmed dheere oo ah siyaasi ruugcadaa ah kuna takhasusay xaga Culuunta Siyaasada ahna raga qurbaha ku raagay balse baryahan danbe u boqoolay dhinacaa iyo dalkii hooyo ayaa gaadhay magaalada dhismasa ee Ceegaag.

Axmed ayaa aad laagu soo dhaweeyay deegaanka Ceegaag isagoo u gudbay dhinacaa iyo Buuhoodle.


Cali dhagjar
Ceegaag.com
Ceegaag
 

webmaster@ceegaag.com