shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos: Taysiir Cabdi Xaaji Cali iyo Bood carab Muuse Case oo ku aqalgalay Magaalada Ceegaag.

(Ceegaag,  April 18,  2010 Ceegaag Online)

Xaflad Aroos oo aad laasoo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen dadweyne farabadan ayaa ka dhacdey xalay Degmada Ceegaagi, xafladan Arooska oo ay lahaayeen Taysiir C/Riigle) Xaaji Cali iyo Bood carab Muuse Case.

Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Taysiir C/riigle Xaaji Cali iyo Bood carab Muuse Case oo xalay ku aqalgalay Magaalada Ceegaag, Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin

webmaster@ceegaag.com