shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Wariye Cali Dhegjar oo booqday Xafiiska Madaxwayne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire

(Garoowe,  April 07,  2010 Ceegaag Online)

Wariyaha shabakada Ceegaag ee Soomaaliya Cali Dhagjar ayaa maanta booqday Xafiiska madaxwayne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire.

Wariye Cali dhegjar ayaa u tagay xafiiskaa si uu waraysi uga qaado madaxwayne ku xigeenka balse aysan u sooro galin inuu waraysigaa qaado maanta.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa  u mahad celiyay Ceegaag kuna amaanay ilaalinta xuquuqda Saxaafada siiba arimaha aadka u khuseeyay deegaanada SSC.

Wariye Cali Dhegjar oo haatan u jooga Garoowe arimo Shaqo iyo arimo isga ugaar ah lana xidhiidha xaga  caafimaadka ayaa dhawaan dib uga noqondoona Xafiiskiisii Buuhoodle.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com